Waxaa isootarya baaqaday nabadeed ee loo dirayo belaha walaha ee kudaglamyo degano katirsan giobolka shabelaha dhexe. Baaqaya waxaa ku soo biiray cidnka boolisk iyo qeybaokaladuwa nshacabka. Colaada ka jirtay degano kamid ah gobolka shabeledhex ayaa si ween u xanuunisay
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS Xildhibaan Maxamed Barre ayaa sheegay in dadka deganka ka dhigtay garmooda qaranka ka guuro si loogu smeyo dib u dhis iyo dayactri. Wasirka ay si iraciye dhalinayrada ay ka qeeyb qataan qorshaha dib u soo noleeynta sporitga iyo ciyaraha dalka.
Xaafada islii ee degmada kamkuuji oo lagu soorogay xanibaado iyo xayriaada dhanka aminga iayda oo cidaamo xoogan lagu soo daadiye. Islii waa xaafad ay si weeyn u degnayahiin dadka somalida halkaa oo ah Midka mid suuqyada ugu weeyn geesk afriak oo ay dadka somaldia maalgashadeyn
Lacag kaalmo oo la gaarsiiye carruur agoon walidkoda ay ku dhintey qarxi zobe 2 oo dhaca sadnka also odhafay. Batuulo maxamed gabale gudomiyah ururka ahweeynka iyo Maxamud Macalin Cabdule Gudomiyaha Haayda mareynta iyo masiibooyinka oo ka hadlay munasbada ayaa shegey in qoyskast lasiinayo 500 dolar. Iyo xubnaha gudiga uu magacaby reysul wasre Xamsa Cabdi abre.