Buuni Abdi iyo ismail Hefaw ayaa igala qayb qadanaya waraysi toosa qadka telfoonka kula yeshay, labadodu waxay iiga warameen aragtidooda ku aadan xil kaqaadista iyo waxa ka dhalan kara khilaafkan cusub ee hirshabeele kasoo cusbonaaday