avatar

Buundo laga dhisay maagalada Muqdisho, Tahriibayaal dalka dib loogu soo celiyay

Muqdisho Podcast
Muqdisho Podcast
Episode • Oct 25, 2023 • 22m

Send us a text

 

Buundo laga dhisay maagalada muqdishu 

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaaale ayaa xarriga ka jaray buundo loogu tala galay fududeynta isu socodka bulshada guud ahaan iyo gaarhaan ardayda iskoolada degmada waaberi. Buundadan wax dhisay  Shirakada  a Alburuuj waxaana  dhaqalaha badan ku bixiye  shirkada hormuud  oo codsigeeyna  aqbashay

 

Iskaashiga Ururada Bulshada Rayidka iyo Hay'adaha Dowladda.

Shirakan  oo labomaalin  ka so day hotel jasiro ayaa looga Hadley  doorka  wadashqeyn  hayadaha  dowlada  iyo hayadaha bulshada oo kala ah ganacsiyada iyo NGO ya da ka holgalo  dalka waxan kasoo baxay baaq in lafuro wadiiqo ay ku wada xaririan bulshada rayidkai yo dowlada 

 

Haweeynka  ku baaqay xabadjoojin deg deg ah gagalka ka socod degmad cadale 

Haweyn kulan ku yeeshey magaalada Muqdisho ayaa baaq nabadeed u direy beelaha ku dagaalamaya gobolka Shabeellaha Dhexe. Waxaan leenahay halajoojiyo colaada cadale. Waxaan idiinwadan fataxo gabdhaha abgaal. Waxaan maqalnay wax xun oo aan loo dulqadankarin. Guryaheyn kuma noqoneynmeyno ilaa aad nabad ka dhalisan.

 Dayactir iyo Dhimaha garoonka Diyaarada ee Xudur 

Maamulka dowlad gobeldka kofur galbeed oo bilabay dhismah iyo daycatirka garonkadiyaaradaha ee degmada  xudur caasiamda gobolka bakool  Wasiirka wasaarada duulista hwada iyo gadiidka dhulka  dowlad goboledka koofur galbeed Xasan Mudane cabdi nuur Xasan    ( Xasan aalbaro)   iyo Wsiirka wasaarada hoowlaha guud iyo guryeenta  cabdi cabdulahi  ( diktoor goo )  ayaa ka warbxiye dhismah garonka xudur 

 

Dad tahriibayaal maxbiis ku ah dalka liibyo oo dalka dib loogu sooceliye 

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo maanta Dalka Ku soo celisay 100 muwaadiniin oo laga soo daayay xabsiyada dalka Liibiya. Arintaan ayaa waxaa ka shqeey ergyaga arimah muhajiritna iyo caruruta iyo safirka Somalia u fadhiya dalka libaya. Qarkamid dadk dib loo soocleiye ayaa mujiye dareen wadniyed oo qiiro geliye dadka eraborka jogay. 52 xamar aya lakney 48 kalen Somali land iyo deganokale loo qaday.

Support the show