Shiikh ooyaaye oo aas weeyn loo sameye
AUN Sheekh Maxamed Sheekh Ooyaaye oo kamid ahaa culimada Soomaaliyeed ayaa lagu aasay magaalada Muqdisho. Aaska ayaa ka dhacay deeganka calada ee duleedka magalda muqdisho. Aaska shiikha ayaa waxaa ka sooqeeybgaly kumanaan qofood oo ay kamid yahiin culmmaudiin, gancasto iyo siyaasiyiin.
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdulahi Dani ayaa Maanta furay kal-fadhiga 53-aad ee golaha Wakiillada dowlad gaobledka Puntland. Madaxweynaha ayaa qudbad dheer oo ka jadiiye shirka isga ka hadaly doorashoyinka Dowlada Hoose, iyo Doorasho qof iyo cod. Madaxweyne Siciid Cabdulahi dani ayaa dhaliilay dulanka kadhan Maamulka Qaatumo iyo Xadgudub ka dhan ah dasturka owood qeeybsiga iyo dorasahda.