avatar

Ambassador Buuni Abdi. maxa sababay Xilka qaadista gudoomiyahii Hiiraan Cali Jeyte :

Muqdisho Podcast
Muqdisho Podcast
Episode • Jun 19, 2023 • 26m

Send us a Text Message.

amb. Buuni kamida siyaasiinta da,da yar ee arimaha dalka lasocdo ayaan ka waraystay khilaafka cusub ee hirshabeele kasoo cusboonaaday iyo xil ka qaadista gudoomiye cali jeyte lagu sameeyay.

Support the Show.