Send us a Text Message.Dadka Naafada Somaliyed oo Ka Hadlay Deencafisk loo Sameye Dowlada Somaliyed doodaan ayaa waxaa ka qeeyb qatay Aqonyahan Cabdiraxman oo Bare Jamaceed iyo shaqsiyaad naafo oo ka dhibtay fikirkoodaSupport the Show.
Top comments
Dhagaystayaal kusoo dhowaada MUQDISHO podcast oo ah wartabiye madaxbanaan, waxaanu halkan kuso bandhigi doonaa barnaamijyo kala duwan oo aanu uga hadli doono xaalada soomaaliya iyo Soomaalida, si gaara waxanu diiradada ku saari doonaa Mawduucyo kala duwan oo aan islenaahay bulshada ayay faa’iido u leedahay, Dhaqaalaha , Siyaasada, aqoonta iyo Caafimaadka, Barnaamij waxa intiisa badan idin la socod siin doona aniga oo ah kamal, waxana igala qayb qaadan doona dad badanoo kamida waxgaradka iyo aqoonyahanada bulshada soomaaliyeed. hadii aad Podcast isticmaasho rukumo Oo barnaamijyadeena lasoco. MAHDSANIDIIN….